
Sayid Maxamedna halkaasaa ugu horreeysey meel uu Daraawiish asaaskeeda ka bilaabo' dariiqada saalixiyadana ka fidiyo.
Xigasho- buuga taariikhda daraawiishta Aw- jaamac Cumar Ciise
W/Q. Abdulkadir Yusuf Ali
waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahayn (Freedomfighter)
Twitter / Facebook