ka bogasho wanaagsan. Qof kasta oo waddani ah wuu garan karaa muuhiimada ay leeyihiin ee loo dhisay Taalooyinkaan inaysan ahayn wax la dhayalsan karo. Taallo kastana magaceeda iyo waxa loo dhisay ayaa hoosta kaga qoran, Waxaa idiinsoo diyaariyey bahda Taariikddii Daraawiishtii Soomaaliyeed oo Isku duuban.
Taallada SYL
Taallada Axmed Gureey
Taaladda Sayidka
Albaabka hore ee Xarunta Fanaaniinta Waaberi (Ex-Fiyoore).
Taalladii Xaawo Taako Muqdisho
Xaruntii Hore ee Baarlamaanka
Taallada Daljirka Daahsoon
Taaladda Dhagaxtuur
W/Q. Abdulkadir Yusuf Ali.
waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahan
(Freedomfighter)
Twitter / Facebook