Halyeeyadii Soomaaliyeed ee Taariikhda Boggaga dahabka ah Ka galay

Halgamayaasha Xusida Mudan Tusaale ahaan waxaaka mid ahaa.-Halyeey-Imaan Axmed Gurey (AUN) .-Halyeey-Sayid Maxamed Cabdulle Xassan (AUN) .-Halyeey- Ismaacil Mire (AUN) .-Halyeey-Shiikh Bashiir (AUN).
-Halyeey-Shiikh Xassan Barsane.
-Halyeey-Faarax Oomaar.
-Halyeey-Omer Samater.
-Halyeey-Faarax Caga-dhiig (AUN) .
-Halyeey-Maxamed Somaali(Dhagax-tuur (AUN) .
-Halyeeyadii-Lafoole (AUN) .
-Halyeeyadii-Daraawiishtii Somaaliyeed (AUN) .
-Halyeeyad-Xaawo Cusmaan(Xaawo Taako) (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-C/Laahi Suldaan Tima-Cadde (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Cusmaan Yuusuf Keenadiid (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Xaaji Aden Af-Qalooc (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Barkhad-Cas.
-Halyeey-Abwaan-Careeys Ciise Kaarshe (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Cabdi Iidan Faarax (AUN) .
-Halyeeyadii-13-kii aasayaashii SYL (AUN) .
-Halyeey-C/laahi Ciise Maxamuud (AUN) .
-Halyeey-Axmed Umul(Axmed Aloore) (AUN) .
-Halyeey-Cali Shido Cabdi (AUN) .
-Halyeey-Maxamuud Muura (AUN) .
-Halyeeyad-Timiro Cukaase.
-Halyeey-Maxamuud Qayir(Xisbu-Allah) (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Cali Mirre Cawaale.
-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Aden C/dule Cusmaan (AUN) .
-Halyeey-Xaaji Maxamuud Dheere (AUN) .
-Halyeey-Abwaan-Qaasiim Hiloowle (AUN) .
-Halyeey-Xaaji Makhtal Daahir (AUN) .
-Halyeey-Xaaji Ciise (AUN) .
-Halyeey-Maxamed Cawaale (AUN) .
-Halyeey-Cali Masiixi,Iyo Kumayaal dhigooda ahaaba,Allah.

Dhammaantood Naxariistii Jano ha siiyo-Aamiin.

Qaranimada Somaaliyeed oo Tusaale ahaan u soo qaadatay Shakhsiyaadka qiimaha weyn leh waxayna qiraysaa in Kumayaal kalle jiraan oo dhigooda ah, loona baahan yahay in Tusaale Wanaagsan oo dhanka Wadaniyadda, Dal Jaceylka, iyo Dadnimo Wanaag ku saleeysan laga qaato Halyeeyadda Somaaliyeed oo Qeybo kala duwan iyo sida ku haboonba ugu adeegay Dadkooda iyo Dalkooda Hooyo, Doorkoodii weynaa sharafta iyo Maamuska Mudnaa ayaa Maanta loo baahan yahay, Intooda nool waxaan ku Boorinaayaa in ay dadaalkoodda laba laabaan, Wacyi gelin, Talo siin iyo Dhiiri-gelin Wadaniyadeed u fidiyaan Ummadda Somaaliyeed oo maanta Marxalad adag, dhibkeeda leh ku jirta ayna haboonta ku jiheentoodu difaacida Dalka, Isku Duubnida Iyo Wada jirkoodda oo ah Tiraarka Aasaasiga u ah Jiritaanka Dalkiina iyo Dadkiinaba:-
*Culimaa’udiinka Waaweyn Garta oo Guta Doorkiina. *Aqoonyahanka Caanka ah Dadaalkiina kordhiya. *Abwaanadda Iyo Bahadda Sugaanta Maxaa Helay Kaalintiinii. *Dhammaanteen Masaaliyadda Dayacan,Dhaliiluhu badan,Dalkii Iyo Dadkiiba Waqti Cakiran,(hala Tooso)Somaaliyeey Toosa, Raqba waa ku Rageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeed,
(fiiro Gaar ah magacyadu halyeeyda halkan laguma soo wada koobi karaayo-Intaasuna waa Tusaalle ahaan).
W/Q Abdulkadir Yusuf Ali. Waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahan 
   (Freedomactivist)   Twitter / Facebook