Daawo-sawiro yaab badan oo muujinaya sidii daraawiish loogu weeraray diyaaradaha

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa sawiro dhawaan kaydka Dalka Ingiriisku Faafiyey markii ugu horaysay oo muujinay sidii loo weeraray daraawiish, sawiradan waxaa ka muuqda , diyaaradihii duqeeyey Mirashi, Jiidali, Iyo Taleex, qaxii , dhacay, xoolihii la mooraduugay, iyo muuqaalkii loogu yimi taleex.




Sidoo kale Sawir kasta waxaa ku qoran goobta uu yahay iyo magaca ama wuxuu ka turjumayo,