Xaaji Aadan Axmed oo lagu naaneysi jiray “Afqallooc” wuu ku dhashay miyiga Ceerigaabo qiyaasihii 1864kii. Waa mid ka mid ah geesiyaasha Soomaaliyeed ee halganka dheer u soo galay sidii ay Ummadda Soomaaliyeed uga xoroobi lahayd gumesteyaashii geyigooda ku soo duulay. HALKAN KA DAAWO MUUQAAL
Sooyaalka halgamaagii Soomaaliyeed ee Xaaji Aadan ( Afqallooc).