About Us


Darawiishtii Soomaaliyeed waxay ahaayeen dhaqdhaqqa kaliya ee muruq maal iyo maskaxba isticmaalay say gayiga Soomaaliyeed uga kiciyaan gumeeystihii.Dawgii daraaawiish duubacad iyo dirkoodii dariiqay mareen baan ana dul joogaa duubkii ma aan furin faraskii kamaan dagin digrigii masii dayn waan darwiish tamaayaa.