Afbakayle xagay dhacdaa se maxaa ka dhacay'?


Afbakayle waa goobtii ugu horeeysay goobihii badnaa ee dagaalku ku dhexmaray Ingiriiska iyo Daraawiishtii Soomaaliyeed 1901 Bishi, Juun 3deedii, ayaa goobtaasi dhacday waxay ka dhacaday
meel balli ah oo hillaadii 45 mayl
Laascaanood u jirta kana xigta dhinaca galbeed haradaas waxaa wagii hore la oran jirey Afbakayle, hase ahaatee tan iyo maantii dagaalkiisi ka dhacay iyo haddaba waxaa loo yaqan Haradhiig, magacaasna waxay kula baxday wixii dhiig badnaa oo ku daatay maalintaa.


W/Q.  Abdulkadir Yusuf Ali 
waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahayn (Freedomfighter)   
Twitter Facebook