Daawo+Video:-Munaasibad Lagu soobandhigay Raadadkii Iyo Dhibaatadii uu Gumaysigu Kaga Tagay dhulka Soomaaliyeed

Hayada Taleex Heritage found ayaa maanta soo bandhigtey muuqaalo ka turjumaya burburintii ciidamadii Gumaysiga ahaa ee uu hogaaminayay ingiriisku ay ka geysteen degmada Taleex iyo qaar kale oo ka mida degaanada maamulka khaatumo,Markii Ay dagaalka kula jireen Xoogagii Daraawiish ee Gobanima doonka Ahaa.
Munaasibadan lagu soobandhigayay burburkii iyo khasarihii uu cadawgii gumystaha aha lagusoo bandhigay muuqlo naxdinleh Oo ay kamid yihiin goobihii ay diyrdihii gumaysiga ay duqeeyeen Xiligii ay dagalkakuwada jireen ciimada Daraawiishta Iyo ciidankii gumaystaha ahaa ee Uu horkacayay Ingiriiska.
Waxaana munaasibadan lagusoobadhigayay dhibtooyinka uu kagaystay gayiga khaatumo cadawgii gumaystaha gudoomiyaha hayada  Taleex Heritage found Maxamed maxamuud guutaale oo isagu ku dheeraday kana Waramay dhiibatada Qotada dheer ee Gumystuhu ka Gaystay Dhulka soomaalida Gaar ahaa Gobolada khaatumo.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA BANDHIGAA



(KA DHIIBO FIKIR KAAGA)

AMA LA WADAG  ASXABTADA