dhaqdhaqaaqii Dooxato iyo u jeedooyinkii loo as-aasay

DOOXATO Waxaa la abuuray rag Daraawiish laga xulay oo boqollal an karti iyo geesinimana loo og yahay fardahana sida haadhka u fuula. boqol kastaba ha ahaate inay dadka cabsi iyo argagax galiyaan si ay uga qayb qaataan Jihaadka'

raggaasi waa nimanka Berbera gubay oo gaalo u xiiray waa nimanka Laasqoray galay oo Boosaaso gubay Hobyo dabka galiyey. u jeedadoodu waxay ahayd inay dadka cabsi galiyaan oo dadku yar iyo wayn galaan JIHAADKA'.

W/Q.  Abdulkadir Yusuf Ali,
waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahan 
Freedomfighter)   Twitter / Facebook