Maalmaha la xuso ee Soomaaliya .

markaan aragnay sida loo ilaaway maalmahaan shacabka Soomaaliyeed inay xasuustaan mudan iyo sida loo dayacay waxaan is tusnay inaan usoo ban dhigno shacabka soomaaliyeed ee ku xidhan barahayaga kala duwan sida facebook Twitter Blogger anagoo ka faideysanayna tiknoolijiyadaan casriga nala wadaaga maal-mahaan mudan in la xasuusto ee muhiimada gaarka ah u leh shaabka Soomaaliyeed meel kasta oo aan joognaan aan xusno.

  • 1. 12ka Abriil 1899kii Aasaaskii Dawladdii Daraawiisheed ee Xornimada
  • 2. 26kii Juun 1960kii xornimadii gobolada Waqooyi.
  • 3. 1dii Luuliyo 1960kii midoobidii Gobolada waqooyi iyo Koonfur.
  • 4. 1dii luuliyo 1960kii xornimadii Gobolada koonfureed.
  • 5. 8da Maarso maalinta haweenka Soomaaliyeed
  • 6. 20kii Diseembar maalinta ciidanka booliska soomaaliyeed
  • 7. 27kii Juun 1977kii xornimadii dalka Jabuuti.
  • 8. 15kii Maajo 1943kii aasaaskii ururka S.Y.L
  • 9 .17abril maalinta dhirta soomaaliyeed.
  • 10.21 Nofeembar maalinta macalinka soomaaliyeed.
  • 12. 16kii Febraayo 1974tii Soomaaliya waxay ku biirtay Jaamacadda carabta


W/Q.  Abdulkadir Yusuf Ali 
waa qoraa- Hal abuure-Cilmi baadhe- iyo aragtiyahayn (Freedomfighter)   
Twitter Facebook